21May2013

Waxaan qoraalkan walaalahayga Soomaaliyeed ee loo doortay mudanayaasha baarlamaanka , ku weydiisanlahaa inay ka xoroobaan ama ka madaxbannaanaadaan arrinka aan aan ku tilmaamay adoonsiga qabyaaladda.

Qabyaaladda oo qofka ka mamnuucda inuu fikirkiisa si xor ah u cabiro, qaastan markii loolan qabiil ama xamaasad qabiil la oogo. Arrinkaas oo cabsi looga qabo in la adeegsao doorashada hoggaanka dalka oo ayaamaha soo socda dhici doonta.

Waxaan wada ogsoonahay in dadka Soomaalidu ay ka kala tirsan yihiin qabiilooyin. Qabiilooyinkaas oo in badan oo wanaag ah dhexdooda qabsada. Waxaa dhacda in qof dhibaato haysa ay ka samatabixiyaan dadka ay sku qabiilka yihiin. Sidoo kale waxaa dhacda in ilma agoona, qof xanuunsan oo dad jilicsan qabiilku uu u gargaaro. Waxaan

The Somali people desperately need miracles, as they hope for peace and an accountable government in their land.

For over the two decades, sectarian Somali leaders and their international patrons dominated political transitions in the country. The end results of these affairs have been perpetual political instability, endless violence and the misery for the population without any one being held accountable.

Although the two terms may sometimes coincide, ruling is fundamentally different from governing. Governors are gate-keepers and operators of prescribed structures/institutions of rule, whilst rulers conceive, proffer and shape the ideas, ideals and aspirations that govern societies. In the past two decades, Somalia has been governed (misgoverned) by Somalis, but was and continues to be ruled by foreign ideas. These foreign ideas have mutated into a conventional wisdom that codify the frames of discussions on politics and State reconstruction in Somalia.

Page 1 of 2
We are working hard for the changes in Somalia.

Hubs

Features

Hiil Qaran