20September2014

About us

Nations, like human beings, are historical phenomena. They are at once made and make themselves. The first is the result of women and men awakening to the fact that their own welfare requires strong civic solidarity that materializes in concrete institutions. In return, institutions become the pillars and protectors of collective life and, therefore, the nation. There is no gainsaying that both as single human beings and society, the Somali people have fallen into catastrophic circumstances. Consequently, we find ourselves at a cross roads: either to accept that our condition is permanent or to regroup to dream a new vision, mount an unprecedented effort, and resurrect our individual and national dignity and those who will come after us. We think that total defeat does not become us. Thus, in these harrowing times, we announce the birth of a NEW political party, open to all patriotic adult Somalis willing to invest their intelligence, time, and resources.

Ummaduhu waa sida dadka, Waa la sameeyaa weyna isa sameeyaan Ta hore waxa keena rag iyo haween toosa una soo xayta in loo baahan yahay wadannanimo isugu shubata tiirar qaran. Tiirarkuna waxay noqdaan nabad ilaaliyaasha guud iyo qarannimada. Haddii aan shaqsi Soomaali ama bulsho Soomaali nahay waan rubad go'nay. Waxa ina horyaal inaan is dhiibno ama inaan ka gilgilanno hadimada innagu haabsatay. Haddii gilgilasho aan dooranno waxa laga maarmaan ah in arag cusub, iyo xoog culus la israaciyo si loo soo celiyo dadnimadeena maanta iyo beri dambaba. Inama qabato in la quusto! Sidaas owgeed waxaan goosanay inaan abaabulno xisbi siyaasiya oo cusub oo u furan qof walba oo wadaniya oo u diyaar ah in maskaxdiisa, wakhtigiisa, iyo hantidiisab uu ummada wax ugu taro.

We are working hard for the changes in Somalia.

Hubs

Features

Hiil Qaran